Tirada dadka laga helayo COVID-19 ee gobolka Banaadir oo hoos u dhacday

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahisay wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Covid-19 ee gudaha dalka oo hoos u dhacday meelaha qaar. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in dalka laga helay 117 kiis oo Coronavirus ah 24kii saacadood ee la soo dhaafay. Meelaha laga helay ayaa kala ah Somaliland:59, Jubbaland 21, Puntland … Continue reading Tirada dadka laga helayo COVID-19 ee gobolka Banaadir oo hoos u dhacday